Dunida maanta, horumarka beeraha waxa uu ku xiran yahay adeegsiga tignoolajiyada casriga ah iyo habab sugan oo wax-soosaar kordhiya. TARGET Agro Development Ltd waxay kuu keenaysaa Protected Cultivation & Smart Agriculture, taas oo kuu suurtagelinaysa:
✅ Korriimo joogto ah oo xilli kasta ah 🌞🌧
✅ Ilaalinta dhirta iyo yareynta khasaarihii cudurrada 🦠🚫
✅ Badbaadinta biyaha iyo isticmaalka kheyraadka si waxtar leh 💧♻️
✅ Xaqiijinta wax-soosaar sare leh oo tayo wanaagsan 🏆🌿
Haddii aad rabto beero casri ah oo lagu ilaaliyo jawiga iyo wax-soosaarka sare leh, nala soo xiriir!