Surprise !
Gypsum (Calcium Sulfate – CaSO4) waa bacrimin dabiici ah oo muhiim u ah hagaajinta tayada ciidda iyo kor u qaadista wax-soosaarka beeraha. Waxaa loo isticmaalaa:
✅ Inuu hagaajiyo hawo-galka ciidda
✅ Inuu kordhiyo nuugista biyaha
✅ Inuu yareeyo cusbada xad-dhaafka ah ee ciidda
✅ Inuu xoojiyo korriimada dhirta